ereyga

ki (-ki)

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

ki (-ki)

DHAN

dk.lh.l la-mid: kiisa².

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kiisa² (-kiisa)

DHAABAN

dk.lh.l Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tusaale: “Aaway qalankiisa?”. la-mid: kiis³, ki, kįi².

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

boqortooyo

DHAABAN

-boqortooyada: (n) monarchy (monar-ki); kingdom (king-dham); Ex: boqortooyoda Sacuudi Carabiya; Kingdom of Saudi Arabia

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

badger

DHAABAN

n., (a kind of) bawna, -hi; (honey-eater) xoor, -ki; (kind of small pig living under ground) qarendi, -di.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

first

DHAABAN

num., koowaad, -ki, -di, hore, kan hore; the first covenant, cahdigii hore; the first man of the town, ninka magaalada ugu horeeya; be the first, ugu or u horee; go first, horee; ad., horta, hor, gortii hore; go first, hor u soco; first begot, or begotten, curad, -ki, kii u hor dhashay.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

kick

DHAABAN

n.; kick of man, laad, -ki; kick in a kind of game, hurdun, -ki; kick of a horse, ass, mule…, biqlay or biqlo, -ihi, dambaabudh or dambabidh, -ki; kick of a camel, haraati, -di; v.tr., laad, hurdan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

snake

DHAABAN

n., mas, -ki; kind of snake, abeeso, -adi, abguri, -di.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kii² (-kii)

DHAFANDHAAF

dk.lh.l la-mid: kiisa².

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kii³ (-kii)

DHAFANDHAAF

q.l Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin. Tusaale: “Ninkii baa yimid”

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kan³ (-kan)

DHAFANDHAAF

dk.ti.l Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kay³ (-kay)

DHAFANDHAAF

dk.lh.l la-mid: kayga².

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kee² (-kee)

DHAFANDHAAF

dk.we.l Dibkabe weyddiimeed oo lab, oo wax ama qof lagu hubsado. Tusaale: “Wiilkee baa kula hadlay?”

waa la naqliyay ✓